Home Blog Page 15

SOS Children’s Villages Somali jobs in April 2021

0

Waxaynu halkaan idinku soo gudbineenynaa shaqooyinka ka banaan hey,ada SOS Children’s Villages bisha april 2021

Shaqooyinka Banaan waxa ka mid ah

EPI Vaccinator – Mogadishu

Project Support Intern – Mogadishu

Communication Intern – Baidoa

MSF Somali jobs in April 2021

0

Halkaan waxan idinku soo gudbineen shaqooyinka ka banaan hey,ada MSF bisha April 2021

Shaqooyinka banaan waxa ka mid ah

Psychologist – Baidoa

MEDICAL DATA PROCESSING OFFICER – Hargeisa

QUALIFIED TRANSLATOR – Hargeisa

United Nations Support Office in Somalia jobs in April 2021

0

Waxaan halkaan idinku soo gudbineynaa shaqooyinka ka banaado hey,da United Nations Support Office in Somalia bisha aprila 2021

Shaqooyinka ka banaan waxaa ka mid ah

CONTRACTS MANAGEMENT OFFICER – MOGADISHU

Head Nurse – MOGADISHU

LOGISTICS OFFICER – Kismayo

Srcs somalia jobs in April 2021

0

Waxaan Halkaan idinku soo gudibineynaa Shaqooyinka ka banaan Hey,da Srcs bisha april 2021

Shaqooyinka Banaan banaan waxa ka mid ah

Human Resource Manager – Mogadishu

Infection Control & Prevention Nurse (IPC Nurse) – Mogadishu

World Vision International Somali jobs in April 2021

Waxaan halkaan idinku soo gudbnineesa shaqooyin u danbeyay ee ka so baxo hey,da World Vision International Bisha april 2021

Shaqooyinka Bisha april ka soo baxay hey,ada World vission waxa ka mid ah

Wash & Infrastructure Assistant – Hargeisa

Sidee aya la isugu daraa Labo Pdf Kala duwan

0

Shaqooyinka banaan qaarkood ayaa dalbada in Cv-ga iyo Cover letter-ka hal pdf laga soo dhigo.

cv-gaada iyo cover letter-kaada haday laba pdf kuu kala yihin waxa muhiim ah in aad hal pdf isugu keento labadoodaba

Hoos ka baro sidaa laba pdf kala kuwan hal pdf ugu dhigi lahed

waxaa jira website-yo kala duwan kuwaas oo kuu sahli karo inaa howshaas qabato

waxa ayna kala yihin

1.Small PDF

2. Ilove PDF

3. Soda PDF

Anagoo isticmaalenao Small PDF ayaa Laba pdf kala duwan hal xabo ka dhigeena

marka kowaad booqo webka Small PDF kadib ne dooro halka aan ku calaamadeeyay midabka madow-ga ah ee ku qoran Choose files

Kadib ne daaqada File upload-ka ku qoran tahay ku soo furmee ka dooro pdf-ka kowaad mesha oo ku yaalo

file-ka marka oo ku soo upload gareso dhinaca dhinaca midig jeega saar Mege File kadib ne Choose Option dooro

kadib Dhinaca bidix mesha ku qoran Add More click sii kadib ne ka sii dooro Choose File

Markaa Choose file doorato daqada ku soo baxee soo dooro pdf-ka labaad kadib ne riix Open

markaa kadib waa in labada pdf aa rabtid hal xabo in aa ka dhigto waa ine mesha kaaga so muuqdaan

Kadib dhinaca midig button-ka ay ku qoran tahay Merge Riix

Wax yar aad sugee inta oo labada pdf la isugu ka daraa oo Hal xabo lagaaga dhigaa

Marka oo howsha dhameeyo dhinaca midig Button-ka download ku qoran tahay riix kadib ne dooro pdf kaada halka aad ugu save gareesane computer kaada,