somali jobs ayaa la soo bandhignaa maalin waliba kuwaas oo ka kala banaan magaalooyin kala duwan oo somaliya ah. shaqo waliba banaan la soo baahiyo hey,ad ama shirkad waliba shaqadaas banaan sharuudi u gooni ah ayeey ku soo xirta sida loo heli lahaa . Somali jobs ka banaan inta aadan dalban ka hor waxaa muhiim marka hore in aa fahanto shaqada banaan lafteeda fahankaas waxa kaa saacideenayaa sidaad u dalban laheyd, sharuudaha shaqada ku xiran, heerka aqoonta la iska rabo inta ay la eg tahay , khibrada la iska rabo, iyo qaabka loo dalbanaa. hadii aad si fiican u aqriso shaqada baaaan waxa kale go,aan ka gaari kartaa shaqadaan banaan in aaa dalbato ama in aa iska deyso. Shaqooyinka baanaan la soo baahiyo Seddex nuuc midkood ayaa loo dalbadaa mida kowaad waa in aad email ku dirtid mida labaad waa inaa form buuxiso midaa seddex waa web portal user ka samesato markaas kadib form buuxiso
Nuuca Kowaad : Email dirid Shaqooyinka lagu dalbado in aa email dirto waa mida ugu sahaln ee shaqo lagu dalbado. email-ka aad ku dalbaneesid shaqada banaan waxa ka heleese shaqada banaan ee la soo bandhigay qeybteda hoose. Sharuuda ugu weyn ee ku xiran marka aa email ku dalbaneesid waa waxa aad ku qoreesid Email subject-ga EMail subject-ka waxa ku qor lagu dhaho waa in aad ku qortid hadi kale email-ka aad dirtay in aa la fureyn ayeey u badan tahay
nuuca labaad: In aad form buuxisid In aad form buuxisid markaa shaqo dalbanee wa hab kale shaqooyinka lagu dalbado . form-ka badana waxa ka kooban yahay text box iyo file uploader oo aad cv iyo cover leltter kaada ka soo galineesid . nuuca Seddexaad: Web Portal Web portal-ka waa meel aad cinwaan ka sameesane si aad shaqo u dalbato. inta aadan shaqo dalban ka hor marka hore waa in aad web portal-ka cinwaan ku ledahay. markaa cinwaan sameesatid kadib ayaa buuxinesid form kaas oo aad galinesid wixi lagu wediyo qeybaha danbane waxaad ka upload gareenee cv gaad iyo cover letter kaada . qaabkaan inta badan waxa isticmaaalo hey,adaha qaar sida save the children nrc drc iyo CTG. Seddexda nuuc Mide ay noqoto waa muhiim in aa marto habka shaqo dalbashada shaqada markaas banaan ay rabaan. In aa Ku Guuleesata ku rajeynaa shaqada aad dalbatay
Shaqo waxaad ku heli kartaa in aa dadaasho walal oodaan quusan . Shaqo raadintaa wa shaqo oo kale waaa inaa u sameesataa qorshe taas oo kuu sahli karto in aa hesho shaqo.
Waxyaalo badan ayaa kaa saacidi karo in aa hesho shaqada aad dooneeso oo aad aqoonteeda ledahay Marka ugu horeeso Cv-gaada iyo Cover letter-kaaga waa in ku diyaarsan yihiin Shaqo waliba Banan oo aad aqoonteda ledahay waa in aa apply gareesaa.
Cv-kaadu waa wax ku sahlo in aa u soo baxdo qeybta labaad ee shaqo raadinta taas oo ah in lagu wareesto, Marwaliba si Heersaro ah u sameeso cv gaada Isticmaal website-yada lagu sameeyo cv-yada. Link-gaan booqo si aad u kala doorato website-yada cv-yada laga samesto
Waxyaalaha kale shaqo helida ku sahli karo waxa ka mid ah in aa ledahay xirfad shaqo Tusaaale Hadii jaamacada ka so qalin jabisay Accounting iyo business administration waxyaalaha quseeyo waa inaad taqaan isticmaalka Computerka Siiba Application Xisaabaha lagu sameeyo Sida MS Excel Spreadsheet Daceasy Quick Book iyo Apps-ka la mid ka ah ee xisaabaha lagu xiro
Mar waliba shaqo waliba banaan aad isledahay aqoonteda ad ledahay hada aragto apply garee Hana quusan ilaa ka hesho shaqo Waxa kale muhiim ah mar waliba waa in aa aqriso sharuudaha shaqooyinka banan la soo xayeysinaa ku xeeran . wixi lagu wediyo iyo qaabka u soo dir lagu dhaha waa in aa martaa. Tusaale hadii lagu dhaho noo soo dir cv iyo Cover letter waa in aa u dirtaa cv iyo cover letter shaqada hadi email lagu diraa , Subject-ga email-ka wixi ku soo qor lagu dhahaa waa in aa ku qortaa.
Hey,ada DRC somaliya xafiisyadeeda Soomaliya waxa ka bana fursado 9shaqo kala duwan
Hey,ada DRC waa hey,ada caalami ah oo laga lee yahay dalka denmarka waxa ayna qabata shaqooyin badan oo la xariira arimaha bin-adam nimada hey,dada DRC somalia waxa ay shaqaaleysiisa dhalinyaro badan kuwaas ka kala shaqeeya xafiisyadeeda kala duwan ay ku leedahay somaliya Hadaba Hey,ada DRC waxa ka banan 10 shaqo kale duwan
Hey,ada save the children somalia bil waliba waxa ka soo banaanada fursado shaqo oo kala duwan . Hadaba halkaan hoose kala soco fursadaha shaqo ee ka banaan hey,ada Save the children somalia bisha may
Cv-gu waa dukumiinti faahfaahsan oo muujinaya taariikhdaada xirfadeed iyo aqooneed. CV wuxuu noqon karaa farqiga u dhexeeya helitaanka wareysiga iyo in aan lagugu wareesanin.
Inkasto aysin jirin qaab rasmi ah oo la isu raacsan yaay marka cv la qoraayo hadan waxaa muhiim ah in aa maanka ku heesid qodobadaan marka aa cv qoreesid
Your personal details (e.g. name, address, phone number)
A personal statement (a brief personal summary of who you are and what you’re looking for)
Relevant key skills
Work experience (listed in reverse chronological order – with the most recent coming first)
Education and qualifications (listed in reverse chronological order)
Hobbies and interests (if you think they might help you get the job)
References (often available on request)
Hadaba waxa hoos kugu soo gudbinaa 15 website oo ku fududee karo in aa sameesatid CV