Home Blog Page 17

CTG jobs in somalia December 2019

0

CTG jobs in somalia Fursadaha shaqo ee ka banan hey,ada CTG bisha december 

Ctg somalia
Ctg Somalia

Civil Engineer: fursadaan shaqo waxa ay ka banan tahay Magaalada Muqdisho 

Air Operation Assistant: Fursadaan shaqo waxa ay ka bana tahay Magaalada Dhoobley 

Kismayo Local Coordinator: fursadaan waxa ay ka banan tahay Magaalada kismaayo 

Senior (led) Programme Administrative & Finance Officer:  Fursadan shaqo waxa ay ka banan tahay Muqdisho 

Save the Children jobs in Somalia December 2019

Save the children qeybteeda Somalia bulsha soomaliyed waxa ay u soo bandigaan fursado shaqo oo kala duwaan . save the children somali jobs

waxaynu halkaan idinku soo aruuureena Save the Children jobs in Somalia December 2019

save the children somalia jobs december 2019
save the children somalia

FSL Project Assistant– Gardo- Somali Nationals Only : Fursadaan shaqo waxa ay ka banan tahay magaalada qardho

WASH PROJECT ASSISTANT: Fursadan shaqo waxa ay ka banan tahay magaalada burco

WASH PROJECT OFFICER – Burao: Fursadaan shaqo waxa ay ka banan tahay Burco

FSL OFFICER -KISMAYO: Fursadaan waxa ay ka bana tahay Magaalada Kismaayo

IMMUNIZATION LOGISTICS OFFICER – KISMAYO : Fursadan shaqo waxa ay ka banan tahay Magaalada Kismaayo

EPI OFFICER – Dhobley : Fursadaan Shaqo waxay ka banan tahay Dhoobley

Nutrition Technical Specialist – (1900051T): fursadaan shaqo waxa ka banan tahay Mogadishu

MEAL Coordinator – (1900051M): fursadaan shaqo waxa ka banan tahay Garowe

Supply Chain Director – (190004VV): fursadaan shaqo waxa ka banan tahay Garowe

Supply Chain Officer – Transport and Fleet management focal point – (190004W6) fursadaan shaqo waxa ka banan tahay Garowe

Supply Chain Officer – Inventory & Asset Focul Point – (190004W4) fursadaan shaqo waxa ka banan tahay Garowe

Supply Chain Coordinator: fursadaan shaqo waxa ka banan tahay Garowe

FSL PROJECT ASSISTANT fursadaan shaqo waxa ka banan tahay Mogadishu

Supply Chain Coordinator Procurement & field systems FP fursadaan shaqo waxa ka banan tahay Mogadishu

Deputy Country Director (DCD) – Programme Oprations – Mogadishu Somalia fursadaan shaqo waxa ay ka banan tahay Mogadishu

Education Programme Manager – Garowe Somalia : fursadaan shaqo waxa ay ka banan tahay Garowe

FSL Project Assistant (2) – Mogadishu Somalia : fursadan shaqo waxa ay ka banan tahay Mogadishu

Supply Chain Director – Mogadishu Somalia : fursadaan shaqo waxa ay ka banan tahay Mogadishu

FINANCE ASSISTANT-ARCHIVE – Mogadishu Somalia : fursadaan waxa ay ka banan tahay Mogadishu

WASH Intern–Heraale Galgadud – Somalia : fursadaan shaqo waxa ay ka banan tahat Xeraale

Drc jobs in Somalia December 2019

0

Waxaynu idin soo gudbineena drc jobs somalia december 2019

fursadaha shaqo ee ka banan hey,ada DRC somalia jobs ka bisha December halkaan ka aqriso oo midii aa aqoonteda iyo khibradeeda ledahay apply garee. in aa ku guuleesataa ku rajeynaa

drc somalia jobs
drc somalia

General Support- Protection Monitor: fursadaan waxa ay ka banan tahay Buuhoodle

General Support-Case Worker: Fursadaan waxa ay ka banan tahay Buuhoodle

Project Manager- AVR : Fursadaan waxay ka banan tahay Muqdisho

MEAL Coordinator – (1900058I) : Fursadaan waxa ay ku banan tahay magaaloyinka Hargeysa – Mogadishu, Garowe

Human Resources Intern : fursadaan waxa ay ka banan tahay magaalada hargeysa

Community Facilitators- security and governance(1 Position). : fursadan waxa ay ka banan tahay magaalada Xudur

Project Officer : fursadaan waxa ay ka banan tahay Bocame

General Support- Community Facilitator : fursadan waxa ay ka banan tahay tuka raq iyo xudun

Team Leader-Safety( Somali National): fursadaan shaqo waxa ay ka banan tahay Baydhabo

Hey,ada UNDP Somalia oo fursad aqoon Kororsi bixineysa

0

Hey,ada UNDP Somalia ayaa fursad aqoon kororsi la xarirta cilmiga ICT ayaa siineysa aradada somaliyed ee Naafada ah

Aqoon kororsigaan ayaa ka dhacaaya wadanka Masar magaaladiisa Qaahira

Si aad ugu mid noqoto dadka fursadaan ka faaiidesanaya waaa buuxisaa sharuudahaan

  • Ugu yaraan waa inaa heesata shahaado Dugsi sare
  • Waa in ay da,daada u dhaxeesa 18 ilaa 35 sano
  • Waa inaa ku fiican tahay luqada ingiriiska maaadama aqoon kororsigu oo ku baxaa afka ingiriiska
  • Waa inaa tahay qof wax ka yaqaan istimaalka kumbuyuutarka
  • Waa inaa tahay qof xiiseenaya tiknooligiyada bulshada ne waxa ku soo kordhiyo jecel
  • Waa inaa tahay qof wax is bari kara is dhiira galin kara ne

Fursadaan Deeq Waxbarashada ah waxay kaa bixineysaa

  • Qarashka Ticket-ka ee aad ku tageeso Qaahira kuna so laabaneeso
  • Qarashka baabur raaca magaalada
  • Qarashka Nolosha
  • Training at the egyptian national academy of communication and information technology for person with disability

Deeqdadan Waxbarasho waxay ay soconeesa 2 isbuuc

Waxaana ku baran doontaa

  • IT Essentials
  • Call centers
  • E-marketing
  • Introduction to innovation

Sii aa isu diiwaan Galiso Link-kaan riix

× How can I help you?