Hey,ada Idlo waxa ka banaan Shaqooyin kala duwan kuwaasoo ka kala banaan Magaalooyin kala duwan oo dalka ka mid ah.

Shaqooyinka Banaan si fican u aqri hada Sharuudaha ku xiran aad buuxin kartid fadlan apply Garee
Field Program Manager Waxa ay ka banaan Tahay Magaalada Hargeysa
Finance Assistant Waxa ay ka banaan tahay Hargeysa
Finance Assistant Waxa ay ka banaan tahay magaala muqdisho
Office Assistant Waxa ay ka Banaan tahay hargiesa
Advertisements
Procurement Associate waxa ay ka banaan tahay Hargeysa
Procurement Associate Waxa ay ka Banaan Tahay Hargeysa
Program Coordinator Waxa ay ka Banaan Tahay Hargeysa
