CTG jobs in somalia December 2019

0

CTG jobs in somalia Fursadaha shaqo ee ka banan hey,ada CTG bisha december 

Ctg somalia
Ctg Somalia

Civil Engineer: fursadaan shaqo waxa ay ka banan tahay Magaalada Muqdisho 

Air Operation Assistant: Fursadaan shaqo waxa ay ka bana tahay Magaalada Dhoobley 

Kismayo Local Coordinator: fursadaan waxa ay ka banan tahay Magaalada kismaayo 

Senior (led) Programme Administrative & Finance Officer:  Fursadan shaqo waxa ay ka banan tahay Muqdisho