8 Shaqo ka banaan Hey,ada Sos Children

0

hey,ada Sos Children oo ka howl gasho qeybo kala duwan oo ka mid ah wadankeena waxa ka banaan 8 fursad shaqo kala duwan

sos children
sos Children

shaqooyinkaan o ka kala banan magaalooyinka Xudur iyo afgooye

shaqooyin-kaan waxa lagu dalabanaya email. fadlan wixi lagu wediiyo in aa dirto fadlan dir

shaqo waliba oo ka mid ah shaqooyinkan hoose ku so bandhigaayo qeyba hoose ee shaqada waxa ku qoran qaabka aa u dalban karto.

waxa email kooda ugu direesa applicaton iyo cv-gaada copy shahadooyinkaad ah

Nutrition Educator oo ka banaan magaalada Xudur

https://shaqohel.com/job/nutrition-educator-xudur/

Shaqo General Nurse waxa ay ka banaan tahay Xudur

https://shaqohel.com/job/general-nurse-xudur/

Seddex shaqo Midwifes ah oo ka banaan afgooye

https://shaqohel.com/job/midwifes-3-position-afgoye/

Shaqo Midwife ah oo ka banaan xudur

Advertisements
https://shaqohel.com/job/midwife-xudur/

Shaqo Registrar Ah oo ka banaan Xudur

https://shaqohel.com/job/registrar-xudur/

Shaqo Vaccinator ah oo ka banaan Xudur

https://shaqohel.com/job/vaccinator-xudur/

Insha Allah in aa ku guulesata ku rajeynaa