Hey,ada DRC somaliya xafiisyadeeda Soomaliya waxa ka bana fursado 9shaqo kala duwan
Hey,ada DRC waa hey,ada caalami ah oo laga lee yahay dalka denmarka waxa ayna qabata shaqooyin badan oo la xariira arimaha bin-adam nimada hey,dada DRC somalia waxa ay shaqaaleysiisa dhalinyaro badan kuwaas ka kala shaqeeya xafiisyadeeda kala duwan ay ku leedahay somaliya Hadaba Hey,ada DRC waxa ka banan 10 shaqo kale duwan
Hoos Ka eeg shaqooyinka Midaa aaqoonteda ledahay apply garee adoo tixraacaya hab shaqo dalbadashada hey,ada DRC
In aad Shaqada ku Guulesata ku rajeynaa
shaqo ka banan Gaalkayo
Shaqo ka banan Muqdisho
Shaqo Ka Banan Nairobi
Sedde shaqo ka banan Baydhabo
seddex kale shaqo ka banan baydhabo
Shaqo kale oo ka banan Baydhabo
