
More opportunities from this company, location, and workplace type
RAYS CLEANING SERVICES waxay u baahan tahay 1 gabar shaqaale guri ah taas oo ka shaqeyn donto guri nala so xiriir siad ugu biirto shaqalaha rays cleaning services.
Shuruudaha lagaa rabo waxaa ka mid ah :
Inuu haysto dukumentiyada aqoonsiga dowladda.sida
Inuu haysto shahaadooyinka dhalashada iyo sugnaanta.
Inuu haysto kaarka aqoonsiga ee NIRA.
Ka faa’iidayso fursaddan oo ku soo biir Rays Cleaning Services!
Nala soo xiriir maanta si aad u dalbato adeegga aad u baahan tahay!
+252 614594999 | +252 610728111
Xaaji Baasto, Muqdisho, Soomaaliya
Kordhi fursaddaada shaqo helid! Ka dhex sameyso ShaqoHel resume xirfadeysan oo buuxiya shuruudaha shirkadaha iyo loo-shaqeeyayaasha — deg deg ah oo bilaash ah.
Submit your CV directly to Rays Cleaning Services before the deadline.
Apply through Rays Cleaning Services's official recruitment website

Rays Cleaning Services is a verified organization on ShaqoHel connecting talent with top employment opportunities.
1h ago

1h ago
Recently published job openings across all industries

1h ago

1h ago
Yesterday