
1h ago

Opportunities in the same field and role category

1h ago
Shirkadda Turkish Seher Company waxay raadinaysaa Content Creator (Dumar ah) oo leh hal-abuur sare, kana shaqayn karta si joogto ah (Full-Time).
Shirkaddu waxay doonaysaa qof xirfad u leh samaynta iyo maamulidda muuqaallada iyo nuxurka xayeysiisyada.
Shuruudaha iyo Sifooyinka Loo Baahan Yahay:
Jinsiga: Dumar kaliya
Aqoonta: Ugu yaraan shahaadada dugsiga sare ama qof jaamacadda ka baxday
Muddada shaqada: 6 maalmood usbuucii
Xirfadaha Qasabka ah:
Qoraalka Script-ka: Qorista fikradaha xayeysiiska iyo qoraallada muuqaallada (Video Scripts).
Duubista Muuqaallada: Xirfad sare oo duubista kamaradda ama taleefanka ah.
Video Editing: Jarjaridda, qurxinta iyo isku-dubaridka muuqaallada.
Voiceover & Audio Editing: Cod-siin cad iyo hagaajinta tayada dhawaaqa.
Hal-abuur: Curinta fikrado cusub oo soo jiita macaamiisha.
Waqtiga Codsiga: 28 Oktoobar 2026 – 31 Oktoobar 2026.
Kordhi fursaddaada shaqo helid! Ka dhex sameyso ShaqoHel resume xirfadeysan oo buuxiya shuruudaha shirkadaha iyo loo-shaqeeyayaasha — deg deg ah oo bilaash ah.
Submit your CV directly to Turkish Seher Company before the deadline.
Send your CV & cover credentials to the hiring team

Turkish Seher Company is a verified organization on ShaqoHel connecting talent with top employment opportunities.

6d ago

6d ago
More opportunities from this company, location, and workplace type
1h ago

1h ago
Recently published job openings across all industries

2h ago
Yesterday
Yesterday