Waxaynu idin soo gudbineena drc jobs somalia december 2019
fursadaha shaqo ee ka banan hey,ada DRC somalia jobs ka bisha December halkaan ka aqriso oo midii aa aqoonteda iyo khibradeeda ledahay apply garee. in aa ku guuleesataa ku rajeynaa

General Support- Protection Monitor: fursadaan waxa ay ka banan tahay Buuhoodle
Si Sahlan Cover letter ku sameeso Link-ka Hoose riix
Cover Letter Generator
General Support-Case Worker: Fursadaan waxa ay ka banan tahay Buuhoodle
Ku soo Biir telegram keena oo la soco Shaqooyinka Banaan aa baahino
Riix Link Hoose
Project Manager- AVR : Fursadaan waxay ka banan tahay Muqdisho
MEAL Coordinator – (1900058I) : Fursadaan waxa ay ku banan tahay magaaloyinka Hargeysa – Mogadishu, Garowe
Human Resources Intern : fursadaan waxa ay ka banan tahay magaalada hargeysa
Community Facilitators- security and governance(1 Position). : fursadan waxa ay ka banan tahay magaalada Xudur
Project Officer : fursadaan waxa ay ka banan tahay Bocame
General Support- Community Facilitator : fursadan waxa ay ka banan tahay tuka raq iyo xudun
Team Leader-Safety( Somali National): fursadaan shaqo waxa ay ka banan tahay Baydhabo