
Yesterday

Education & Training
More opportunities from this company, location, and workplace type

Yesterday
2 Bare | Ammin-Dhimman (Part-Time)
Architecture Engineering – 2 boos
4. Kulliyadda Sayniska – Muqdisho
2 Bare | Ammin-Dhimman (Part-Time)
Petroleum Geology & Energy Resources – 1 boos
Geology – 1 boos
Shuruudaha Codsadaha
Codsaduhu waa inuu:
Haystaa shahaadada heerka koowaad iyo labaad, ama heerka saddexaad, ee takhasuska uu codsanayo.
Leeyahay ugu yaraan celcelis darajo B.
Leeyahay ugu yaraan 3 sano oo khibrad wax-dhigis heer jaamacadeed ah.
Sameeyey cilmi-baarisyo la xiriira takhasuskiisa.
Dukumentiyada Loo Baahan Yahay
Codsadayaasha waxaa laga doonayaa inay soo gudbiyaan:
Sooyaal-nololeed (CV)
Codsi shaqo (Application Letter)
Shahaadooyinka waxbarasho iyo Transcripts
Warqad caddeynaysa khibradda shaqo (Employment Experience Certificate)
Habka Codsiga
Buuxi foomka Codsiga Shaqada adiga oo dhamaan dukumintiyada loo baahan yahay soo xaraynaya
Waqtiga kama dambaysta ah ee codsiga: 30-ka Sebtembar 2026.
Xuquuqda bareyaasha waxaa lagu bixin doonaa iyadoo la raacayo nidaamka mushaar-bixinta ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed.
Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS)
Xafiiska Shaqada iyo Shaqaalaha
Submit your CV directly to Somali National University (SNU) before the deadline.
Apply through Somali National University (SNU)'s official recruitment website

Education & Training