Hadaanu nahnay Bahda Shaqo Hel mar waliba waxaa nala soo wediya In aa sameyno Cv am Resume
Markaanu aragnay Baahida lo qabo cv sameynta waxaynu Bilaabnay inaa sameyno Cv-yada
Cv-ga Ama resume-ga wanaagsan oo si fican loo sameyay waa furaha shaqada aad dalbane cv si fican lo sameya ayaa ugu fiicna karta dhamaan dadka cv yada soo dirsaday
War bixin ay qortay Business2Community Ayaa Tilmaameesa
- in celcelisaan la fiiriyo Cv-yada 5 ilaa 7 seconds.
- in Boqolkiiba 35 ay u soo baxaan in wareeysi lala yeesho kadib marka la fiiriyo cv-yad la so diray
Sidaa dareed Si Cv gaada ugu mid noqdo kuwa loo balaminaa in la waresto Fadlan sameeso Cv Qurxoon oo warbixintaada sifican ugu qoran
Aan ku sameyno Cv ku sahlo shaqo Hesho Hadu alle idmo
Accounts
Free Trial
Projects
SSL
Qiimaha 1
$20
waxa ku helee
Cv qurxoon
5 maalin Gudahood lagu samena
2 jeer Revision lagu samena
Qiimaha 2
$30
waxa ku helee
Cv qurxoon
2 maalin Gudahood lagu samena
5 jeer Revision lagu samena