Updated Sep 14, 2026•2 min read
15 ka website ee ugu fiican oo aad ka sameesan karto Cv
Cv-gu waa dukumiinti faahfaahsan oo muujinaya taariikhdaada xirfadeed iyo aqooneed. CV wuxuu noqon karaa farqiga u dhexeeya helitaanka wareysiga iyo in aan lagugu wareesanin. Inkasto aysin jirin qaab rasmi ah oo la isu raacsan yaay marka cv...
S
ShaqoHel Editorial