ShaqoHel Editorial|Somali Career Insights, Salary Benchmarks & Market Guides
Hiring talent or procuring vendors?Employer Login|Register Employer
ShaqoHelShaqoHel
Find JobsBids & TendersNewCompaniesCV BuilderFree ATSBlog
Post a Vacancy
Sign In
Home/Blog/shaqo
shaqo•2 min read•Published: Wednesday, July 29, 2020•Updated: Monday, September 28, 2026

Somali jobs banan Sidee aya lo dalbada

somali jobs ayaa la soo bandhignaa maalin waliba kuwaas oo ka kala banaan magaalooyin kala duwan oo somaliya ah. shaqo waliba banaan la soo baahiyo hey,ad ama shirkad waliba shaqadaas banaan sharuudi u gooni ah ayeey ku soo xirta sida loo h...

S

Staff Writer

Staff Writer & Career Editor

Share:

somali jobs ayaa la soo bandhignaa maalin waliba kuwaas oo ka kala banaan magaalooyin kala duwan oo somaliya ah. shaqo waliba banaan la soo baahiyo hey,ad ama shirkad waliba shaqadaas banaan sharuudi u gooni ah ayeey ku soo xirta sida loo heli lahaa . Somali jobs ka banaan inta aadan dalban ka hor waxaa muhiim marka hore in aa fahanto shaqada banaan lafteeda fahankaas waxa kaa saacideenayaa sidaad u dalban laheyd, sharuudaha shaqada ku xiran, heerka aqoonta la iska rabo inta ay la eg tahay , khibrada la iska rabo, iyo qaabka loo dalbanaa. hadii aad si fiican u aqriso shaqada baaaan waxa kale go,aan ka gaari kartaa shaqadaan banaan in aaa dalbato ama in aa iska deyso.
Shaqooyinka baanaan la soo baahiyo Seddex nuuc midkood ayaa loo dalbadaa mida kowaad waa in aad email ku dirtid mida labaad waa inaa form buuxiso midaa seddex waa web portal user ka samesato markaas kadib form buuxiso

Nuuca Kowaad : Email dirid
Shaqooyinka lagu dalbado in aa email dirto waa mida ugu sahaln ee shaqo lagu dalbado. email-ka aad ku dalbaneesid shaqada banaan waxa ka heleese shaqada banaan ee la soo bandhigay qeybteda hoose.
Sharuuda ugu weyn ee ku xiran marka aa email ku dalbaneesid waa waxa aad ku qoreesid Email subject-ga
EMail subject-ka waxa ku qor lagu dhaho waa in aad ku qortid hadi kale email-ka aad dirtay in aa la fureyn ayeey u badan tahay

nuuca labaad: In aad form buuxisid
In aad form buuxisid markaa shaqo dalbanee wa hab kale shaqooyinka lagu dalbado . form-ka badana waxa ka kooban yahay text box iyo file uploader oo aad cv iyo cover leltter kaada ka soo galineesid .
nuuca Seddexaad: Web Portal
Web portal-ka waa meel aad cinwaan ka sameesane si aad shaqo u dalbato. inta aadan shaqo dalban ka hor marka hore waa in aad web portal-ka cinwaan ku ledahay. markaa cinwaan sameesatid kadib ayaa buuxinesid form kaas oo aad galinesid wixi lagu wediyo qeybaha danbane waxaad ka upload gareenee cv gaad iyo cover letter kaada . qaabkaan inta badan waxa isticmaaalo hey,adaha qaar sida save the children nrc drc iyo CTG.
Seddexda nuuc Mide ay noqoto waa muhiim in aa marto habka shaqo dalbashada shaqada markaas banaan ay rabaan.
In aa Ku Guuleesata ku rajeynaa shaqada aad dalbatay

Tags:#shaq#shaqohel#somalijobs
S

Staff Writer

Verified Author• 📍 Mogadishu, Somalia

Staff Writer & Career Editor

Staff Writer and Career Specialist at ShaqoHel. Authoring authoritative guides on Somali labor market trends, international scholarships (Türkiye Bursları, Chevening, DAAD), NGO careers, and professional development across the Horn of Africa.

Follow & Connect:LinkedInWebsite
← Back to all articles
Share:
Advertisement

Related Career Articles

More insights in shaqo

View more →
shaqo
shaqo
Jan 31, 2023Updated Sep 28, 2026•2 min read

Shaqooyinka Hayadaha

Hayadaha waa meelaha ugu muhiimsan ee lagu helo shaqooyin adag oo lagu gaari karo himilooyin nololeed. Waxay bixiyaan shaqooyin ay ku jiraan heerarka sare ee maamulka iyo maaliyadda, iyo sidoo kale shaqooyin farsamo. Hayaduhu waxay u baahan...

S
Staff Writer
Read
shaqo
shaqo
Jul 12, 2020Updated Sep 28, 2026•2 min read

8 Shaqo ka banaan Hey,ada Sos Children

hey,ada Sos Children oo ka howl gasho qeybo kala duwan oo ka mid ah wadankeena waxa ka banaan 8 fursad shaqo kala duwan sos Children shaqooyinkaan o ka kala banan magaalooyinka Xudur iyo afgooye shaqooyin-kaan waxa lagu dalabanaya email. fa...

S
Staff Writer
Read
shaqo
shaqo
Jul 10, 2020Updated Sep 28, 2026•2 min read

Sidee ayaa shaqo lagu helaa

Shaqo waxaad ku heli kartaa in aa dadaasho walal oodaan quusan . Shaqo raadintaa wa shaqo oo kale waaa inaa u sameesataa qorshe taas oo kuu sahli karto in aa hesho shaqo. Waxyaalo badan ayaa kaa saacidi karo in aa hesho shaqada aad dooneeso...

S
Staff Writer
Read

Looking for Jobs in shaqo?

Explore verified roles, connect with top employers, and submit your application today.

Browse Open RolesPost a Job Opening
ShaqoHel

The premier job posting and career discovery platform connecting skilled professionals with top verified employers across Somalia, the Horn of Africa, and remote global teams.

Verified Employer Listings
Telegram Channel: @shaqohel🤖 Telegram Bot

Somali Jobs & Hubs

  • All Somali Jobs
  • NGO Jobs Somalia
  • Somali Jobs in Mogadishu
  • Somali Jobs in Hargeisa
  • Remote Somali Jobs
  • Somali Jobs in Garowe
  • Free CV Builder & Templates
  • Career Blog & Insights
  • ✈️ Telegram Alerts (@shaqohel)

For Employers & Hubs

  • Post a Job Opening
  • Browse by Industry
  • Employer Sign In
  • Register as Employer
  • Hire by Location

© 2026 ShaqoHel. All rights reserved.

Privacy Policy•Terms of Service

Connecting ambition with opportunity.