ShaqoHel Editorial|Somali Career Insights, Salary Benchmarks & Market Guides
Hiring talent or procuring vendors?Employer Login|Register Employer
ShaqoHelShaqoHel
Find JobsBids & TendersNewCompaniesCV BuilderFree ATSBlog
Post a Vacancy
Sign In
Home/Blog/Tababar
Tababar•2 min read•Published: Tuesday, April 6, 2021•Updated: Monday, September 28, 2026

Sidee aya la isugu daraa Labo Pdf Kala duwan

Shaqooyinka banaan qaarkood ayaa dalbada in Cv-ga iyo Cover letter-ka hal pdf laga soo dhigo. cv-gaada iyo cover letter-kaada haday laba pdf kuu kala yihin waxa muhiim ah in aad hal pdf isugu keento labadoodaba Hoos ka baro sidaa laba pdf k...

S

Staff Writer

Staff Writer & Career Editor

Share:

Shaqooyinka banaan qaarkood ayaa dalbada in Cv-ga iyo Cover letter-ka hal pdf laga soo dhigo.

cv-gaada iyo cover letter-kaada haday laba pdf kuu kala yihin waxa muhiim ah in aad hal pdf isugu keento labadoodaba

Hoos ka baro sidaa laba pdf kala kuwan hal pdf ugu dhigi lahed

Advertisement

waxaa jira website-yo kala duwan kuwaas oo kuu sahli karo inaa howshaas qabato

waxa ayna kala yihin

1.Small PDF

2. Ilove PDF

3. Soda PDF

Anagoo isticmaalenao Small PDF ayaa Laba pdf kala duwan hal xabo ka dhigeena

marka kowaad booqo webka Small PDF kadib ne dooro halka aan ku calaamadeeyay midabka madow-ga ah ee ku qoran Choose files

Kadib ne daaqada File upload-ka ku qoran tahay ku soo furmee ka dooro pdf-ka kowaad mesha oo ku yaalo

file-ka marka oo ku soo upload gareso dhinaca dhinaca midig jeega saar Mege File kadib ne Choose Option dooro

kadib Dhinaca bidix mesha ku qoran Add More click sii kadib ne ka sii dooro Choose File

Markaa Choose file doorato daqada ku soo baxee soo dooro pdf-ka labaad kadib ne riix Open

markaa kadib waa in labada pdf aa rabtid hal xabo in aa ka dhigto waa ine mesha kaaga so muuqdaan

Kadib dhinaca midig button-ka ay ku qoran tahay Merge Riix

Wax yar aad sugee inta oo labada pdf la isugu ka daraa oo Hal xabo lagaaga dhigaa

Marka oo howsha dhameeyo dhinaca midig Button-ka download ku qoran tahay riix kadib ne dooro pdf kaada halka aad ugu save gareesane computer kaada,

Tags:#pdf#shaqohel
S

Staff Writer

Verified Author• 📍 Mogadishu, Somalia

Staff Writer & Career Editor

Staff Writer and Career Specialist at ShaqoHel. Authoring authoritative guides on Somali labor market trends, international scholarships (Türkiye Bursları, Chevening, DAAD), NGO careers, and professional development across the Horn of Africa.

Follow & Connect:LinkedInWebsite
← Back to all articles
Share:
Advertisement

Looking for Jobs in Tababar?

Explore verified roles, connect with top employers, and submit your application today.

Browse Open RolesPost a Job Opening
ShaqoHel

The premier job posting and career discovery platform connecting skilled professionals with top verified employers across Somalia, the Horn of Africa, and remote global teams.

Verified Employer Listings
Telegram Channel: @shaqohel🤖 Telegram Bot

Somali Jobs & Hubs

  • All Somali Jobs
  • NGO Jobs Somalia
  • Somali Jobs in Mogadishu
  • Somali Jobs in Hargeisa
  • Remote Somali Jobs
  • Somali Jobs in Garowe
  • Free CV Builder & Templates
  • Career Blog & Insights
  • ✈️ Telegram Alerts (@shaqohel)

For Employers & Hubs

  • Post a Job Opening
  • Browse by Industry
  • Employer Sign In
  • Register as Employer
  • Hire by Location

© 2026 ShaqoHel. All rights reserved.

Privacy Policy•Terms of Service

Connecting ambition with opportunity.