Hey,ada UNDP Somalia ayaa fursad aqoon kororsi la xarirta cilmiga ICT ayaa siineysa aradada somaliyed ee Naafada ah
Aqoon kororsigaan ayaa ka dhacaaya wadanka Masar magaaladiisa Qaahira
Si aad ugu mid noqoto dadka fursadaan ka faaiidesanaya waaa buuxisaa sharuudahaan
Advertisement
- Ugu yaraan waa inaa heesata shahaado Dugsi sare
- Waa in ay da,daada u dhaxeesa 18 ilaa 35 sano
- Waa inaa ku fiican tahay luqada ingiriiska maaadama aqoon kororsigu oo ku baxaa afka ingiriiska
- Waa inaa tahay qof wax ka yaqaan istimaalka kumbuyuutarka
- Waa inaa tahay qof xiiseenaya tiknooligiyada bulshada ne waxa ku soo kordhiyo jecel
- Waa inaa tahay qof wax is bari kara is dhiira galin kara ne
Fursadaan Deeq Waxbarashada ah waxay kaa bixineysaa
- Qarashka Ticket-ka ee aad ku tageeso Qaahira kuna so laabaneeso
- Qarashka baabur raaca magaalada
- Qarashka Nolosha
- Training at the egyptian national academy of communication and information technology for person with disability
Deeqdadan Waxbarasho waxay ay soconeesa 2 isbuuc
Waxaana ku baran doontaa
- IT Essentials
- Call centers
- E-marketing
- Introduction to innovation
Sii aa isu diiwaan Galiso Link-kaan riix
S
Staff Writer
Verified Author• 📍 Mogadishu, SomaliaStaff Writer & Career Editor
Staff Writer and Career Specialist at ShaqoHel. Authoring authoritative guides on Somali labor market trends, international scholarships (Türkiye Bursları, Chevening, DAAD), NGO careers, and professional development across the Horn of Africa.